


Maren Costa, Waa Xisbiga Democratka una tartamaysa Kursiga 1aad Ee Golaha Deeganka Magalada Seattle.
Waxaan kugu shaqeynayaa hogaan hufan o dadnimo leh!
âž” 21 Sano ban deganahay Galbeedka Seattle
âž” Waxaan u doodi jirtey daryeelka shaqalaha iyo cimilada
âž” Waxaan madax ka noqotey companiga Technology
âž” Waxaan Hooyo 4 caruura Seattle Public Schools u dhigtaan


MAREN COSTA Caawinaya Tartankeda:



-
Council member Teresa Mosqueda
-
All six primary election opponents, including Phil Tavel, Preston Anderson, and Stephen Brown
-
Public Safety Professionals, including the 911 Dispatchers, correctional officers, social workers, bus drivers, and nurses
-
King County Democrats
-
Working Families Party and over a dozen labor unions, representing thousands of working families

Salaam
Anigu waxaan ahay Maren Costa, 21 sano baan xaafadan 1aad Ee Seattle Deganaa, 33 sanona Seattle baan deganaa. Reerkayga halkaan baan ku korsada, kana shaqeyaa, markii Seattle ay noqotey magaalada tech, waxaan shaqo ka bilaabay company tech.
20 sano o khibrad ah baan u leeyahay techonologa, wax badana waan ka soo bartey o iga dhigaya hogaamiye hufan; maamul million dollars hanti ah, xalinta iyo isku keenida fikirka kala duwan. Waxaan garab istaagay shaqaalaha bakhaarada iyo dukaanada ka shaqeeya o Amazon si khaldan ku ceyrisay.
Hadaad i dooratid waa balan in aan u hiiliyo dadka xoogoga ku shaqeysta e danyarka ah marka Seattle Councilkeda ku biiro. Seattle waxay ka mid tahay magaaloyinka aduunka ugu qanisan, aad bana ugu danbeynaa in aanan arimaha amaanka, guryo la’aanta, sicir bararka, iyo xalinta arimaha cimilada la xariira.
Waxaan kursiga 1aad ugu ordayaa in aan u hiiliyo dadka degan degmadeyda. Caqli iyo xirfad cusub baanu u bahanahay, Police iyo adeegayashu bulshadu waa in ay wada shaqeyan, naxariis iyo wada shaqeyna aanu sameyno. Waa in aanu dadkena guryo ay la socdaan adeega bulshada u sameynaa. Iyo in aan ka fikirno si run ah cimilada degaankena, sidaas waxaanu ku dhisi karnaa deegan iyo dad hormarisan o diyaarsan mustaqbil buuxa.
Hogaamiye dadka dhegeysta baan ahay, o jecel in ay dadka isku keento: waana sababta 6 qof ila tartameysa ay caawinayaan hada, waxaan kaloo ahay qofka kaliya e tartankan ku jira o ay taageren Alliance for Gun Responsibility iyo Xiriiriyasha 911 Dispatches.
Fadlan i codee, hana ilaawin in aad November 7th. Waad mahadsan tahay codka iyo caawimadad!.
Maren Costa

Paid for by Vote Maren | PO Box 16225 | Seattle, WA 98116